Sign in to follow this  
Deeq A.

Sacuudiga Oo Duqeeyey Sanca, Yemen

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Sanca)-Duqeynta oo dhacday maanta oo Isniin ah ayaa lala beegsaday xarun dhulka laga raaco oo ku taalla agagaarka wasaaradda isgaadhsiinta ee waqooyiga Sanca.

Isbaheysiga Sacuudiga uu hogaamiyo ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay in ay burburiyeen xarun isgaadhsiineed oo laga maamuli jiray diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Drones-ka ah oo ku taalla magaalada caasimadda ah ee Sanca.

Dadka ku nool magaalada Sanca ayaa sheegay in duqeynta lala beegsaday xarun ku taalla agagaarka wasaaradda isgaadhsiinta ee waqooyiga Sanca.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this