Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo loo doortay xildhibaan Golaha Shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa saaka ku guulaystay xubin ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Hoggaamiye Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ku soo baxay kursiga Hop#138 oo saaka lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.

Cabdiraxmaan oo kamid ah dadka sida weyn u mucaaradsan Villa Somalia ayaa u sharraxan xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

PUNTLAND POST

The post Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo loo doortay xildhibaan Golaha Shacabka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this