Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Amniga Gobolka Nugaal oo go’aano ka soo saaray gaadiidka bajaajta

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga Amniga Gobolka Nugaal ayaa si ku meel gaar ah u fasaxay in gaadiidka bajaajta ay isticmaalaan laamiga dheer ee caasimadda Garoowe.

Guddiga ayaa sidoo kale go’aamiyay in aan leysin danbe la siin bajaaj cusub si loo xakameeyo tirada bajaajta ka shaqaysay Garoowe.

War ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in sidoo kale qof da’diisu ka yartahay 18 sano aan loo ogolayn in uu bajaaj ku dhex wato caasimadda.

PUNTLAND POST

The post Guddiga Amniga Gobolka Nugaal oo go’aano ka soo saaray gaadiidka bajaajta appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this