Deeq A. Posted February 13, 2022 Mas’uuliyiin Jubbaland oo kasoo jeeda Gedo oo ku taliyey in xal laga gaaro 16-ka kursi ee Garbahaarey, waxay sheegeen in halkaas aaney doorasho ka dhici karin, oo la geeyey ciidamo diidan maamulka. Hoos ka akhriso war-saxaafadeed ay soo saareen mas’uuliyiin ka soo jeeda Jubbaland Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites