Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland: Habraaca Doorashada Saddex Kursi Oo La Shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga doorashooyinka SEIT ee gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa maanta shaaciyey doorashada 3 kursi, kuwaas oo ka tirsanBaarlamaanka 11-aad ee dowladda federalka ah ee Soomalaiya, iyadoo doorashada golaha ay gashay maalmihii ugu dambaysay, waxaan doorashadooda kuraastu ay dhici doontaa 17-ka bishan, iyadoo lagu qaban doono magaalada Muqdisho.

Kuraasta guddigu uu shaaciyey ayaa waxaa tirsigeedu  kala yahay, HOP#264, HOP#224 iyo HOP#242, kuwaas oo deegaan doorashadooay ay tahay gobolada Waqooyi ee Somaliland, waxaana inta laga gaarayo doorasha oo 17-ka bisha ah socon doonta soo xulista iyo tababarka ergada kala dooranaysa kuraas, oo qabsoomaysa 14-ka ilaa 15-ka bishan February 2022.

No photo description available.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this