Sign in to follow this  
Deeq A.

Waxa dalkeena jira misaajido biyo laani awgeed loogu waysasan waayay

Recommended Posts

Deeq A.   
CabdiraxmaanDaauud.jpg

 

Waxa maanta dalkeena kajira masaajiddo farabadan oo udayacan biyo la,aan iyo masuuliyad daro

kuwaasi oo kuyaalla meelaha miyiga iyo tuulooyinka oo ubaahan in loo sameeyo weel biyaha u kaydiya iyo in la siiyo mushahar qofka ka masuulka ah si,loo helo qof si joogta ah u,qaadda masuuliyadda masaajidka

waana nasiib daro masaajid dhan oo uxidhan wayso la,aan iyo in la waayo cid tukisa ama ka eedaanta

waana meelaha maanta karbaashka Alle inagaga socdo ee abaaraha inoogu wacan ee inteena badani ka in dho laadahay

Waana masuuliyad saaran bulshadda Somaaliland dibad iyo gudaba waxaanan ka cosannayaa saxaafadda madaxa banaan in ay arintan si hagar li ah u faafiyaan.

Waxa aan ugu baaqayaa wasiirka awqaafta iyo madaxweynahuba in ay arimahaasi aan kor ku xusay ay isha ku hayaan oo wax ka qabtaan

Cabdiraxmaan Daa’uud

malafahmay@gmail.com

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this