Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoorqoor oo soo saaray xubintii u dambeysay ee Aqalka Sare

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16446875228993896.jpg?resize=715%

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa soo saaray xubintii u dambeysay xubnaha Aqalka Sare ee ka imanaya Galmudug.

Xubinta oo sidoo kale ah xubintii ugu dambeysay ee Galaha Aqalka Sare wuxuu Qoorqoor u soo xushay Wasiirka Maaliyadda Galmudug Farxaan Cali Maxamuud.

Kursigan waxaa markii hore loo doortay Yuusuf Geele Ugaas (Dhagey) oo hadda ka mid ah Golaha Shacabka, kadib markii uu iska casilay xubinimadii Aqalka Sare.

FB_IMG_16446865284482181.jpg?resize=418%

PUNTLAND POST

The post Qoorqoor oo soo saaray xubintii u dambeysay ee Aqalka Sare appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this