Deeq A. Posted February 12, 2022 Koox aan weli haybtooda la aqoonsan ayaa burburiyay Gaadhiga Siyaasiga Dr. Maxamed Cabdi Gabboose, Ka dib markii uu xalay ka soo baxay Shir uu Hotel Adam’s ee Hargeysa uu kula lahaa Madaxda-dhaqanka, Ganacsato iyo Aqoonyahano ee Beesha Degta Koonfurta Hargeysa iyo Degmada Sallexlay. Ciidamadda Booliska ayaa kudaba jira arrintan. Source Share this post Link to post Share on other sites