Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay safiirka Maraykanka

Recommended Posts

Deeq A.   
3-5.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Ra’iisul Wasaararaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Safiirka cusub ee Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Adre.

Labada mas’uul ayaa ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labad dal, dhammeystirka doorashooyinka dalka.

Sidoo kale waxay ka wada-hadleen arrimaha , Amniga iyo la dagaallanka argagixisada iyo kaalinta Mareykanka ee wax ka qabashada abaarta baahsan ee dalka ka jirta.

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay safiirka Maraykanka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this