Sign in to follow this  
Deeq A.

Shir Khusuusiya oo Wasiirada Xukumada ugu Jira Beesha Bariga Burco oo shir-khusuusiya la yeesheen Suldaanka Guud ee Beeshaa.

Recommended Posts

Deeq A.   
Shir Khusuusiya oo Wasiirada Xukumada ugu Jira Beelaha Bariga Burco oo shir-khusuusiya la yeesheen Suldaanka Guud ee Beelahaa.
273358637_119394660649827_80187058186849
273463471_119394697316490_30866702999900
Wasiirrada Beesha Bariga Burco ayaa caawa kulan Gurigiisa kula qaatay Suldaanka Guud ee beeshaasi.
Lama oga waxyaabaha ay ka wadahadleen balse muddooyinkan waxa jiray kullamo isdaba joog ah oo u socday wasiirrada Deegaankaasi kaga jira Xukuumadda S/land iyo waxgaradkooda.
Wararka qaar ayaa sheegaya in shirarkani la xidhiidhaan arrinta Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this