Deeq A. Posted February 11, 2022 Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay in dib loo dhigay doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#053, kaas oo deegaan doorashadiisu ay tahay Dhuusamareeb. Kursigaan ayaa waxaa horay ugu fadhiyay xildhibaan Faarax Cabdi Xassan, iyadoo sanadkaan kursigaan loo wareejiyay dhanka haweenka. Waxaana illa iyo hadda isku diiwaan geliyay kursigaan musharixiin gaareysa todoba haween ah. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites