Sign in to follow this  
Deeq A.

Koonfur Galbeed oo shaacisay Jadwalka kuraasta u dambaysa ee Baraawe taal

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay Jadwalka lagu qabanayo xubnaha ka harsan Kuraasta taal degmada Baraaawe.

Guddiga ayaa sheegay in 13 xubnood oo ka harsan Kuraasta taalla degmada Baraawe lagu qaban doono Todobaadka soo socda.

Qoraal ka soo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in Qaybta hore ee Doorashadaas la qaban doono 16-ka bishan February halka Qaybta labaadna la qaban doono 17-ka February.

jadwal.jpg?resize=720%2C1004&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Koonfur Galbeed oo shaacisay Jadwalka kuraasta u dambaysa ee Baraawe taal appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this