Sign in to follow this  
Deeq A.

Degdeg:Qarax ismiidaamin ah oo lala eegtay Ergooyinka ku maxaafsada Magaca S/land oo ka qeybgelaya Doorashooyinka Xildhibaanada ee ka socota magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Qarax ismiidaamin ah oo lala eegtay Ergooyinka ku maxaafsada Magaca S/land oo ka qeybgelaya Doorashooyinka Xildhibaanada ee ka socota magaalada Muqdisho

 qaraxi.jpg

Qarax xooggan oo ismiidaamin ah ayaa ka dhacay wadada Isgoyska Ceel-gaabta ee magaalada muqdisho 

Wararku waxa ay sheegayaan in qaraxan lala eegtay gaadiid ay saarnaayeen qaar ka mid ah ergooyin ka qeybgalaya doorashada xildhibaanmada gobolada Waqooyi ee haatan ka socota Muqdisho.

Qof isku soo xidhay Jaakad waxyaabaha qarxa ah, ayaa ka dambeeyay qaraxaan, kaasoo isku qarxiyay goob ay ciidamada ammaanku baadhitaan ka wadeen.

Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa jira, balse weli lama sheegi karo inta uu le’eg yahay.

Qaraxa ayaa dhacay, xili wadada Isgoyska Ceel-gaabta ay xidhan tahay, isla markaana loo xidhay Doorashada Muqdisho ka socota.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this