Sign in to follow this  
Deeq A.

Booliiska Gobolka Nugaal oo shir ka yeeshay Amniga Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   
Garowe.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal Oo Shir Gudoomiyay Shirka Sarakiisha Amniga Caasimada Puntland Ee Garowe.

Shirkan waxaa ka qayb galay Taliyaasha saldhigyada iyo kantaroolada laga soo galo magaladda.

Shirkan waxaa looga hadlay xoojinta amniga guud ee caasimada ka hortaga mandooriyaha iyo kooxaha argagixisada.

Taliyaha Qaybta Gobolka Nugaal ayaa warbixino ka dhagaystay Taliyaasha saldhigyada iyo kantaroolada iyagoona ka warbixiyay shaqooyinka siday u socdaan.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal G/Sare Xussen Cali Maxamuud ayaa sarakiisha kula dardarmay xoojinta amniga Caasimada iyo ka hortaga kooxaha Argagixisada.

PUNTLAND POST

The post Booliiska Gobolka Nugaal oo shir ka yeeshay Amniga Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this