Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciqaabta lagu muteystay ku Xadgudubka Muddo Xileedka Barlamaanka iyo Madaxweynaha JFS iyo Musuqmaasuqa Doorashada Federaalka

Recommended Posts

Deeq A.   

8da Febraayo 2022, waxay noqon doonta maalin Ummadda Soomaaliyeed ku xusuusato in ku xadgudubka muddo xileedka xilalka dowladda, gaar ahaan Barlamaanka iyo Madaxweynaha heer kasta iyo musuqmaasuqa doorashada heer kasta ay yihiin dambiyo qaran iyo kuwo caalmi ah, laguna muteysanayo ciqaab rasmi ah.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this