Deeq A. Posted February 9, 2022 Inta la xaqiijiyay saddex ruux ayaa ku geeriyooday qarax daqiiqado ka hor ka dhacay meherad marfish lagu qayilo oo ku taalla magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Saraakiisha Laamaha kala duwan ee Amniga ayaa Puntland Post u xaqiijiyay khasaarahaas waxaana ay sheegeen in ay dib ka faahfaahin doonaan dhacdadaas. The post Dad ku dhintay qarax ka dhacay magaalada Boosaaso appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites