Sign in to follow this  
Deeq A.

Dad ku dhintay qarax ka dhacay magaalada Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Inta la xaqiijiyay saddex ruux ayaa ku geeriyooday qarax daqiiqado ka hor ka dhacay meherad marfish lagu qayilo oo ku taalla magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Saraakiisha Laamaha kala duwan ee Amniga ayaa Puntland Post u xaqiijiyay khasaarahaas waxaana ay sheegeen in ay dib ka faahfaahin doonaan dhacdadaas.

The post Dad ku dhintay qarax ka dhacay magaalada Boosaaso appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this