Sign in to follow this  
Deeq A.

Faahfaahinta qaraxii ka dhacay Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay qaraxii galabta ka dhacay magaalada Boosaaso.

Inta la xaqiijiyay saddex ruux ayaa ku geeriyooday qaraxaas waxaana ku dhaawacmay 7 ruux oo kale sida ay Puntland Post ka soo xigatay Laamaha Amniga Gobolka Bari.

Wararku waxay sheegayaan in qaraxa lala beegsaday meherad merfish lagu qayilo leh oo ku taalla bartamaha Boosaaso.

Kooxda Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxaas.

PUNTLAND POST

The post Faahfaahinta qaraxii ka dhacay Boosaaso appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this