Deeq A. Posted February 8, 2022 Guddiga hirgelinta doorashooyinka Koonfurgalbeed ayaa shaaciyay liiska musharixiinta 13 kursi kuwaas oo doorashadooda dhawaan la qabanayo. Doorashada kuraastaan ayaa 10-ka bishaan ka dhaceyso magaalada Baraawe ee xarunta maamul gobaleedka Koonfur galbeed. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites