Sign in to follow this  
Deeq A.

Heshiis ay kala saxeexdeen Shirkadaha Dahabshiil, Telesom, Somcable & Xukumadda Somaliland+Saamiyada Fiper optics-ka

Recommended Posts

Deeq A.   

Heshiis ay kala saxeexdeen Shirkadaha Dahabshiil, Telesom, Somcable & Xukumadda Somaliland 

tujaar.jpg
Shirkadaha Dahabshiil, Telesom, Somcable  & Xukuumadda Somaliland ayaa gaadhay heshiis Xadhiga Internetka Fiber Opticiga ee Xawaaraha sare ku socda.
Heshiiskan ayaa waxa qallinka ku duugay Maxamed Siciid Ducaale oo ah Mulkiilaha Shirkadda Dahabshiil, Maxamed Aw Siciid oo ah Mulkiilaha Somcable, Cabdikariim Mohamed Iid oo ah Gudoomiyaha shirkada Telesom & dhinaca Xukuumadda oo uu u saxeexay Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Cabdiweli Sheekh Suufi
Saamiga ay ku heshiisyeen shirkadaha Isgaadhsiinta iyo dawladda JSL ee kaabayaasha xadhkaha Internet-ka ee Fiber-ka dhulka. Ka badda cil walba way keeni kartaa.
31.67% – Telesom
31.67% – Somtel
31.67% – Somcable
5.0% – Dawladda JSL oo ay wakiil ka tahay WI&T.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this