Sign in to follow this  
Deeq A.

Wefti Wasiiro ka socda Xukumada Somaliland oo u anbabaxay Taiwan

Recommended Posts

Deeq A.   
 Wefti Wasiiro ka socda Xukumada Somaliland oo u anbabaxay Taiwan
wasiiro-e1644241820862.jpg
Wefti wasiiro ah oo ka socda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa u dhoofay Jasiirada Taiwan.

Weftiga oo la sheegay inuu casuumad ka helay Jasiirada Taiwan ayaa ka kooban 4 wasiir oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee S/land Ciise Kayd Maxamuud, waxa kale oo xubno ka ah Wasiirada Maaliyadda Sacad Cali Shire, Wasiirka Xanaanadda Xoolaha & Kalluumaysiga, Siciid Sulub Maxamed & Wasiirka Qorshaynta Cumar Cali Cabdilaahi.

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this