Sign in to follow this  
Deeq A.

Khasaaro Ka Dhashay Madaafiic Lagu Garaacay Garoonka Baladweyne

Recommended Posts

Deeq A.   

Ugu yaraan 2 qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay rasaas ay fureen ciidanka dowladda, waxaa la sheegayaa in dhowr madfac lagu tuuray garoonka Ugaas Khaliif ee Baladweyn.

 Wararka naga  soo gaarayo magaalada ayaa sidoo kale sheegaya in xaaladda ay aad u cakiran tahay, ciidamada ka soo horjeedo maamulka Hirshabeelle ayaa qorsheynaya sidii ay u hor istaagi lahaayeen in magaalada uu yimaado Guudlaawe.
Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this