Sign in to follow this  
Deeq A.

Booliiska Puntland oo Gaalkacyo ku qabtay Gaari khamri siday

Recommended Posts

Deeq A.   
3-2.jpg?resize=1000%2C750&ssl=1

Ciidanka Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in ay xalay hawlgal ku qabteen gaari sida maandooriyaha Khamriga.

Booliiska ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabtay Gaari siday 20 Kartoon oo Khamri ah sida lagu sheegay war ka soo baxay Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Mudug.

Ciidamada iyo kooxdii watay khamrigaas ayaa la sheegay in ay dhexmartay is-rasaasayn kooban oo aan wax khasaare ah ka dhalan.

Booliisku waxay sheegeen in Khamriga la doonayay in si dhuumaalaysi ah lagu soo geliyo magaalada si looga ganacsado.

PUNTLAND POST

The post Booliiska Puntland oo Gaalkacyo ku qabtay Gaari khamri siday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this