Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasiyiin Xalay Kulan Ku Yeeshay Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Hargeysa xalay waxa ka dhacay kulan ay ka qayb galeen siyaasiyiin uu hoggaaminayo Maxamuud Xaashi Cabdi, Maxamed Adaan Qabyo-tire, Cabdilaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi Dheere),Cali Siciid Raygal, Daud Xuseen Jamac (FoodCade), Xildhibaano isugu jira xildhibaanadii hore iyo kuwa hadda ee Golaha wakiilada, aqoonyahan, ganacsato, odayaal, dhalinyaro iyo haween.

Kulankan oo warbaahintu Dibad-joog ka ahayd ayaa xubno joogay sheegeen in ujeedadiisu ahayd wada-tashi iyo isxog-waraysi guud oo ku saabsan siyaasadda Somaliland ee xilligan.

  • 2-1024x683.jpg
  • 3-1024x683.jpg
  • 4-1024x683.jpg
  • 5-1024x683.jpg
  • 6-1024x683.jpg
  • 7-1024x683.jpg
  • 8-1024x683.jpg
  • 11-1024x683.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this