Sign in to follow this  
Deeq A.

Shil Dad Ku Dhinteen Oo Dhacay Degmada Gabilay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Gabiley)-Hal qof ayaa ku dhintay shil baabuur oo dhacay degmada Gabilay, baabuurka Shilka galay ayaa ahaa gaadhi ambulance ah oo ay leedahayd Sixa Ambulances.

Qofka dhintay ayaa ah darawalkii waday baabuurka ambulance ah, oo isagu kaligii saarnaa baabuurka burburay.

Ciidamada damdamiska degmada Gabilay ayaa baabuurka shilka galay gurmad u fidiyay , waxayna sheegeen in aan wali la ogayn sababta shilka dhalisay, isla markaana ciidamada booliisku ay baadhis ku hayaan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this