Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkada Oomaar oo Biyo & Calaf xoolaad Gaadhsiisey Gobolka Sool

Recommended Posts

Deeq A.   

 Shirkada Oomaar oo Biyo & Calaf xoolaad Gaadhsiisey Gobolka Sool

 

 Maamulka gobolka Sool ayaa 3000 (Sadex Kun) oo kiish oo Calafka xoolaha ah iyo 50 booyadood oo biyo ah kala wareegay Shirkada Oomaar oo soo gaadhsiisay Laascanood, xili ay abaari iyo Biyo la’aani ka jirto gobolka Sool
272987192_4927371537320275_5032576801564
273023498_4927371753986920_1066454265489
272943458_4927372060653556_9077452025458

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this