Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Ciidamada Puntland oo xukun toogasho ah ridday

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa maanta xukun kama dambays ah ku ridday nin ku eedaysan dilka marxuum Bootaan Cawl oo Garoowe lagu dilay 30/9/2021.

Maxkamadda ayaa dil toogasho oo kama dambays ah ku ridday Maxamed Cabdulqaadir Muuse (Af-dheere) oo loo haysto dilka marxuum Bootaan oo ka tirsanaa hay’adda PMPF.

PUNTLAND POST

The post Maxkamadda Ciidamada Puntland oo xukun toogasho ah ridday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this