Deeq A. Posted February 3, 2022 Wariye samafale Coldoon oo in mudo ah xidhnaa oo saaka la hor keenay maxkamada ayaa xoriyadiisii dib u helay kadib markii xaakinkii dacwadiisa qaadaayay uu ku dhawaaqay in wariye Coldoon uu maanta laga bilaabo xoriyadiisii loo soo celiyo sidaasina lagu sii daayo. Taageerayaasha iyo qareenka Coldoon ayaa arintani soo dhaweeyay waxana ay sheegeen in cadaaladii shaqaysay. Warka oo faah faahsan la soco Qaran News Share this post Link to post Share on other sites