Sign in to follow this  
Deeq A.

War deg deg ah Wariye Coldoon oo xoriyadiisii dib u helay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wariye samafale  Coldoon oo in mudo ah xidhnaa oo saaka la hor keenay maxkamada ayaa xoriyadiisii dib u helay kadib markii xaakinkii dacwadiisa qaadaayay uu ku dhawaaqay in wariye Coldoon uu maanta laga bilaabo xoriyadiisii loo soo celiyo sidaasina lagu sii daayo.

Taageerayaasha iyo qareenka Coldoon ayaa arintani soo dhaweeyay waxana ay sheegeen in cadaaladii shaqaysay.

 

Warka oo faah faahsan la soco

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this