Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Xasan iyo Safiirka Midowga Yurub?

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyni hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho safiirka midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Tina Intelmann.

Safiirka iyo madaxweyne Xasan ayaa ka wada hadalay xaladda dalka iyo marxalada kala guurka ah uu dalka uu ka jiro iyadoo ay guud ahaan dalka kawada socdaan doorashada golaha shacabka oo tan madaxweynuhuna xigo.

Ambassador Tina ayaa maalinamadii shalay waxaa ay sidoo kale magaalada Muqdisho kula kulantay madaweyihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, oo ka tirsan midowga muraxiinta madaxweynaha Soomaaliya.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this