Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson Oo Raali-gelinta Bixiyay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-London)-Boris Johnson waxa ku cadaatay in uu xaflado dhawr ah dhigtay mudadii dadka Ingiriiska la galiyay xaaladaha xanibaadaha buuxa gudaha iyo dibadda dalkaas.

Baarlamanka ayuu hor tegay Boris iyadoo halkaas ay xildhabaanada qaar dhaliilo xoogan usoo jeediyeen, isna uu is difaacay.

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa raali galin buuxda wuxuu siiyay shacabka Ingiriiska isagoo ku tilmaamay waxa uu sameeyay trallaabooyin sharciga baal marsan balse uu ka xunyahay waxa dhacay iyo jawaabta uu ka bixyay labadaba.

Xildhibaanada baarlamanka Ingiriiska ayaa sheegay in jawaabta raysalwasaaruhu aanay ahayn mid ku filan falalka uu sameeyay balse ay tahay in uu is casilo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this