Deeq A. Posted January 31, 2022 Dawladda Masar ayaa dil toogasho ah ku fulinaysa rag ka tirsanaa ururka Ikhwaanu Muslimiin ee dalkaas ka dhisan. Maxkamad ku taala dalka Masar ayaa 10 xubnood oo ka tirsan Ikhwaanka waxay ku xukuntay dil toogasho ah, iyadoo lagu fulin doono. Masar ayaa ururka Ikhawaanu Muslimiin ku dartay liiska argagixisada iyadoo meesha laga saaray dawladdii Ikhwaanka ee sida sharciga ahayd ku timi. Source Share this post Link to post Share on other sites