Sign in to follow this  
Deeq A.

Bulshada Caalamka ee S/land ka taageera Doorashooyinka & Ururka Midawga Yurub oo war Cusub ka soo Doorashooyinka Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   
Bulshada Caalamka & Ururka Midawga Yurub oo soo war ka soo Doorashooyinka Somaliland.
Beesha-Caalamka.jpg
Dalalka Bulshadaa caalamka ee Somaliland ka taageera Doorashooyinka iyo Dimuqraadiyadda, ayaa ugu baaqay Madaxda Siyaasadda ee Somaliland in ay caddeeyaan jidka loo dhan yahay oo marayo doorashooyinka soo socda ee Somaliland, iyada oo loo raacayo hanaan wada tashi loo midaysan yahay.
Waxa kale oo dalalkan Bulshada caalamku sheegeen in ay muhiim tahay in la bilaabo oo la diyaariyo diiwaan gelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka ee ay Komishanka doorashooyinka Somaliland gacanta ku hayaan, si loo dhamaystiro ka hor wakhtiga doorashada soo socota ee madaxtooyada.
Beesha caalamku waxay ballan qaaday in ay sii wadi doonaan taageerada ay siiyaan Somaliland.
 Halkan Riix si aad u akhrido Warka oo ku qoran luuqada ingiriisiga:-

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this