Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo ka dareenceliyey Bayaan ka soo baxay  Midowga Yurub & Dalalka Somaliland ka caawiya Doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo ka dareenceliyey Bayaan ka soo baxay  Midowga Yurub & Dalalka Somaliland ka caawiya Doorashooyinka
 xirsi-6-e1643635581702.jpg
Xisbiga Waddani wuxuu waafaqsan yahay soona dhaweynayaa bayaanka ay soo saareen saaxiibbada Somaliland ee ku saabsan geeddisocodka doorashooyinka iyo guud ahaan horumarinta dumuqraadiyadda Somaliland.
Sida ku cad warqadda wadajirka ah ee Xisbiyada mucaaridku u direen Madaxweynaha 24kii January, 2022, waxa aannu aamminsannahay in hadda la joogo wakhtigii la dejin lahaa khariidadda doorashada Madaxtooyada ee 13ka November, 2022 iyo doorashooyinka kale ee muddaysan, iyada oo laga dheeraanayo inuu yimaaddo khilaaf sharci iyo Jaahwareer siyaasadeed.
Statement by International Partners on Somaliland’s democratisation process

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this