Sign in to follow this  
Deeq A.

Jaaliyada Magaalada Bristol Xaflada taageerida Ictiraafka somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Bristol1-1024x768.jpg
Bristol2-1024x768.jpg
Bristol3-1024x768.jpg

Aqoonyahan iyo waxgaradka Magaalada Bristol ayaa habeen hore waxay isku yimaadeen xaflada kooban oo ay ku taageerayeen isku soo bixii Shacbiga reer somaliland ee Magaalooyinka Hargaysa, Boorma,Berbera,Burco,Laascanod iyo Ceerigaabo, waxa xafladaa ka hadlay xubno kala duwan oo matalaayey jaaliyada Magaalada bristol waxan ay xubnahaasi baraarujin iyo taageeraba ay sheegeen in ay maalin iyo habeen ku dadaali doonaan in ay aan marnaba laga nasan ictiraaf raadinka Soomaliland, waxa ay xafladaasi ku soo dhamaatay jawi dagan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this