Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay wasiiro cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa magacaabay wasiiro cusub oo ka tirsan Xukuumaddiisa.

Dikreeto ka soo baxday Xafiiska Lafta Gareen ayaa lagu magacaabay saddex wasiir oo kala ah; Wasiirka dekedaha Wasiirka, Boostada iyo Wasiirka Kalluumeysiga.

Wasiirka dekedaha ayaa loo magacaabay Aweys Xuseen Macallin, halka Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta loo magacaabay Cabdullaahi Sheekh Daahir Muxiyadiin.

Sidoo kale Wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda ayaa loo magacaabay Cabdullaahi Cabdi Cumar.

Lafta.jpg?resize=764%2C1080&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay wasiiro cusub appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this