Sign in to follow this  
Deeq A.

Munaasibad Derejo loogu xidhay Saraakiil & Ku-xigeeno M/weyne Muuse Biixi Dalacsiiyey

Recommended Posts

Deeq A.   
Munaasibad Derejo loogu xidhay Saraakiil & Ku-xigeeno M/weyne Muuse Biixi Dalacsiiyey
 asluubta.jpg
Wasiirka wasaaradda cadaalada Somaliland mudane, Saleebaan Warsame Guuleed iyo taliyaha ciidanka asluubta sarreeyo guuto Axmed Cawaale Yuusuf (Libaax) ayaa ka qayb galay xafladda darajada loogu xidhayay sarakiisha iyo saraakiil xigeenada ciidanka Asluubta Somaliland, kuwasa oo madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi dalacsiiyay.
Tirada saraakiisha la dalacsiiyay ayaa dhammeyd 32 sarkaal oo kala ah 11 sarkaal oo u dalacay darajada gaashaanle sare iyo 21 sarkaal oo u dalacay daarajada gaashaanle dhexe.
Sidoo saraakiil xigeenada dalacay ayaa iyaguna ahaa 384 sarkaal xigeen, iyada oo isugeynta darajada la bixiyey wadarteeda guud tahay 416 xubnood.
272658446_476947477397284_22670210743820
272878105_476947507397281_86705466567329
272907490_476947590730606_59559658760338

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this