Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland: Habraaca Doorashada 6 Kursi Oo La Shaaciyay, Yaa Ku Fadhiyo Hadda?

Recommended Posts

Deeq A.   
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 6 kursi, kuwaas oo la dooranayo 2 bisha soo socota.
Lixda kursi ee la shaaciyay ayaa waxaa saddex kamid ah kuraasta yihiin kuwa ay ku tartamayaan Haween, Kuraasta la shaaciyay ayaana tirsigoodu uu yahay HOP#192, HOP#94, HOP#14, HOP#121, HOP#174 iyo HOP# 75.

248357778_4041401639296154_8598791732322

Yaa ku fadhiyo kuraasta la shaaciyay?

HOP#192: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan  Saciido Maxamed Xasan.

HOP#094: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan   Axmed Ismaaciil Shabeel.

HOP#014: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan   Sacdiya Careys Ciise.

HOP#121: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan  Canab Xasan Cilmi.

HOP#174: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan  Burhaan Aadan Cumar.

HOP#075: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan  Ikraan Yuusuf  Xirsi.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this