Sign in to follow this  
Deeq A.

Galmudug: Shan Kursi Horleh oo La Shaaciyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga doorashooyinka heer federal ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaaciyey qabashada shan kursi oo kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya oo lagu dooran doono Dhuusamareeb. Guddiga ayaa qoraal uu soo saaray waxaa uu ku shaaciyey tirsigoodu yahy kala yahay Hop@012, Hop#139,Hop049, Hop# 051, iyo Hop#055, doorashadooda la qaban doono 2 bisha soo aadan ee February 2022-ka, sida guddigu uu shaaciyey.

bbbbbbbbbbbbbbbb.jpg

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this