Deeq A. Posted January 29, 2022 Guddiga doorashooyinka heer federal ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaaciyey qabashada shan kursi oo kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya oo lagu dooran doono Dhuusamareeb. Guddiga ayaa qoraal uu soo saaray waxaa uu ku shaaciyey tirsigoodu yahy kala yahay Hop@012, Hop#139,Hop049, Hop# 051, iyo Hop#055, doorashadooda la qaban doono 2 bisha soo aadan ee February 2022-ka, sida guddigu uu shaaciyey. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites