Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo shaacisay jadwalka Doorashada lix kursi

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga Doorashada heer Puntland ayaa maanta shaaciyay jadwalka Doorashada lix kursi oo kamid ah Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Lixda kursi ayaa saddex kamid ah loo qoondeeyay Haweenka halka saddexda kalena rag yihiin.

Guddida ayaa horay u qabtay Doorashada sagaal kursi oo kamid ah Xubnaha Aqalka Hoose ee laga soo doorto Puntland.

Doorashada.jpg?resize=666%2C1440&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Puntland oo shaacisay jadwalka Doorashada lix kursi appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this