Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashada Soomaaliya: Wax ka ogow xildhibaannada ilaa hadda la doortay

Recommended Posts

Deeq A.   

Doorashada Golaha Shacabka (Aqalka Hoose) ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa si gaabis ah uga socota magaalada Muqdisho iyo dowlad goboleedyada, waxaana ilaa hadda la doortay 75 kursi oo ka mid ah 275 kursi, waxayna u dhigan tahay in 27% la doortay xildhibaannada Golaha Shacabka. Kuraastaas waxaa haweenku ka heleen 15 kursi.

Kuraasta gobolada Waqooyi (Somaliland) oo ka kooban 46 kursi laguna dooranayo magaalada Muqdisho ayaa ilaa hadda la doortay 24 kursi. Koonfur Galbeed oo ay taallo kuraas dhan 69 waxaa ilaa hadda la doortay 19 kursi. Jubaland oo ay taallo 43 kursi waxaa la doortay 15 kursi. Puntland oo ay taallo 37 kursi waxaa la doortay 9 kursi. Halka Galmudug oo ay taallo 37 kursi la doortay 8 kursi.

Kuraasta taalla Hirshabeelle oo dhan 38 kursi iyo Banaadiriga oo taalla Muqdisho oo dhan 5 kursi ayaa weli doorashadooda la bilaabin.

Xildhibaannada lagu doortay Muqdisho

1. Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)
2. Biixi Iimaan Cige
3. Maxamed Cabi Xayir (Maareeye)
4. Aamina Cumar Jaamac
5. Faadumo Xasan Cali
6. Maxamed Haaruun Cabdullaahi
7. Axmed Cismaan Diiriye
8. Maxamuud Cabdiraxmaan Cumar
9. Jaamac Maxamed Askar
10. Guuleed Biixi Cabdi
11. Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan
12. Cabdullaahi Cismaan Aadan
13. Khadra Maxamed Tukaale
14. Cabdiraxmaan Maxamed Suge
15. Ayuub Ismaaciil Yuusuf
15. Cilmi Maxamed Nuur
17. Maxamed Xuseen Haadi
18. Caasho Koos Maxamuud Cumar
19. Cabdullaahi Xaashi Abiib
20. Nasra Saalax Cabdi
21. Sulaymaan Cali Xuseen
22. Siciid Maxamed Maxamuud
23. Ifraax Maxamed Cawad
24. Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir.

FB_IMG_16433958277005269.jpg?resize=720%Mahdi Maxamed Guuleed FB_IMG_16433958360970479.jpg?resize=720%Biixi Iimaan Cige FB_IMG_16433958950511766.jpg?resize=720%Maxamed Cabi Xayir (Maareeye) FB_IMG_16433959388598726.jpg?resize=720%Aamina Cumar Jaamac FB_IMG_16433959690211645.jpg?resize=720%Faadumo Xasan Cali FB_IMG_16433960074832317.jpg?resize=720%Maxamed Haaruun Cabdullaahi FB_IMG_16433960475425347.jpg?resize=720%Axmed Cismaan Diiriye FB_IMG_16433960888214228.jpg?resize=720%Maxamuud Cabdiraxmaan Cumar FB_IMG_16433961617878747.jpg?resize=720%Jaamac Maxamed Askar FB_IMG_16433962042537183.jpg?resize=720%Guuleed Biixi Cabdi FB_IMG_16433962368817084.jpg?resize=720%Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan FB_IMG_16433962708225117.jpg?resize=720%Cabdullaahi Cismaan Aadan FB_IMG_16433963397437152.jpg?resize=720%Khadra Maxamed Tukaale FB_IMG_16433964753410286.jpg?resize=720%Cabdiraxmaan Maxamed Suge FB_IMG_16433966348473304.jpg?resize=720%Ayuub Ismaaciil Yuusuf FB_IMG_16433966453141971.jpg?resize=720%Cilmi Maxamed Nuur FB_IMG_16433966878213701.jpg?resize=720%Maxamed Xuseen Haadi FB_IMG_16433967315175213.jpg?resize=720%Caasho Koos Maxamuud Cumar FB_IMG_16433967764818366.jpg?resize=720%Cabdullaahi Xaashi Abiib FB_IMG_16433968183137656.jpg?resize=720%Nasra Saalax Cabdi FB_IMG_16433968488286214.jpg?resize=720%Sulaymaan Cali Xuseen FB_IMG_16433969040445267.jpg?resize=720%Siciid Maxamed Maxamuud FB_IMG_16433969490903040.jpg?resize=720%Ifraax Maxamed Cawad FB_IMG_16433969929010446.jpg?resize=720%Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir

Xildhibaannada lagu doortay Koonfur Galbeed

1. Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan
2. Maxamed Aadan Nuur (Saransoor)
3. Fowsiyo Maxamed Sheekh
4. Maxamed Cali Xasan
5. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)
6. Cabdirisaaq Xaaji Cabdi (Midnimo)
7. Nuura Mustaf Muqtaar
8. Saadaad Maxamed Nuur Aliyow
9. Aamina Maxamed Mursal
10. Sareeda Maxamed Cabdala
11. Cabdullaahi Aadan Axmed (Black)
12. Xasan Cabdinuur Cabdi
13. Shariif Maxamed Cabdullaahi
14. Maxamed Mursal Maxamuud
15. Maxamed Wardheere Aadan
16. Maxamed Aadan Maxamed
17. Maxamed Jaamac Mursal (Geelle)
18. Isaaq Maxamuud Mursal (Fanax)
19. Siid Cali Isaaq Maxamed

FB_IMG_16433939756440682.jpg?resize=720%Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan FB_IMG_16433941508318581.jpg?resize=720%Maxamed Aadan Nuur (Saransoor) FB_IMG_16433942200265605.jpg?resize=720%Fowsiyo Maxamed Sheekh FB_IMG_16433942873619421.jpg?resize=720%Maxamed Cali Xasan FB_IMG_16433943326668605.jpg?resize=720%Sheekh Aadan Madoobe FB_IMG_16433944017191139.jpg?resize=720%Cabdirisaaq Xaaji Midnimo FB_IMG_16433944771582088.jpg?resize=720%Nuura Mustaf Muqtaar FB_IMG_16433945339962580.jpg?resize=720%Saadaad Maxamed Nuur FB_IMG_16433945983990866.jpg?resize=720%Aamina Maxamed Mursal FB_IMG_16433946332523540.jpg?resize=720%Sareeda Maxamed Cabdala FB_IMG_16433946948829984.jpg?resize=720%Cabdullaahi Aadan Black FB_IMG_16433948468981459.jpg?resize=720%Xasan Cabdinuur Cabdi FB_IMG_16433948827774998.jpg?resize=720%Shariif Maxamed Cabdullaahi FB_IMG_16433949559706670.jpg?resize=720%Maxamed Mursal Maxamuud FB_IMG_16433949981192318.jpg?resize=720%Maxamed Wardheere Aadan FB_IMG_16433950400514665.jpg?resize=720%Maxamed Aadan Maxamed FB_IMG_16433951137724853.jpg?resize=720%Maxamed Jaamac Geelle FB_IMG_16433951582057720.jpg?resize=720%Isaaq Maxamuud Fanax FB_IMG_16433952215087227.jpg?resize=720%Siid Cali Isaaq Maxamed

Xildhibaannada lagu doortay Jubaland

1. Xamse Cabdi Barre
2. Cabdirashiid Jire Qalinle
3. Xasan Cabdi ismaaciil (Xasan Firinbi)
4. Maxamed Cali Cumar Caana-nuug
5. Maryan Aweys Jaamac
6. Sahra Jaamac Cali (Qoorsheel)
7. Cumar Ibraahim Xasan
8. Maxamed Sheekh Nuur Cismaan
9. Asad Cabdirisaaq Maxamed
10. Cabaas Cali Ibraahim
11. Cabdinuur Cali Aadan
12. Siciid Maxamed Cali
13. Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eeley)
14. Axmed Aadan Axmed
15. Yuusuf Maxamed Ismaaciil

FB_IMG_16433885098185858.jpg?resize=720%Xamse Cabdi Barre FB_IMG_16433885225072836.jpg?resize=720%Cabdirashiid Jire Qalinle FB_IMG_1640697330108.jpg?resize=720%2C48Xasan Cabdi ismaaciil FB_IMG_16433885804669408.jpg?resize=720%Maxamed Cali Cumar Caana-nuug FB_IMG_16433886022104510.jpg?resize=720%Maryan Aweys Jaamac FB_IMG_16433886150938478.jpg?resize=720%Sahra Jaamac Qoorsheel FB_IMG_16433886689976283.jpg?resize=720%Cumar Ibraahim Xasan FB_IMG_16433886924455778.jpg?resize=720%Maxamed Sheekh Nuur Cismaan FB_IMG_16433887217643163.jpg?resize=720%Asad Cabdirisaaq Maxamed FB_IMG_16433887382531920.jpg?resize=720%Cabaas Cali Ibraahim FB_IMG_16433887709738229.jpg?resize=720%Cabdinuur Cali Aadan FB_IMG_16433887814337606.jpg?resize=720%Siciid Maxamed Cali FB_IMG_16433888059679068.jpg?resize=720%Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) FB_IMG_16433888230066764.jpg?resize=720%Axmed Aadan Axmed FB_IMG_16433888387713472.jpg?resize=720%Yuusuf Maxamed Ismaaciil

Xildhibaannada lagu doortay Puntland

1. Cabdi Ibraahim Qowdhan
2. Cabdullaahi Xasan Rooble
3. Cali Yuusuf Cali Xoosh
4. Cabdullaahi Bidhaan Warsame
5. Axmed Cabdi Xaashi (Taajir)
6. Maxamed Cabdiraxmaan Axmed (Xayle)
7. Xirsi Jaamac Gaani
8. Fardowsa Cismaan Cigaal
9. Cabdiqafaar Cilmi Xaange

WipeOut34_22_2022_073414.442000.jpg?resiCabdi Ibraahim Qowdhan 20220122_193503.jpg?resize=720%2C418&sslCabdullaahi Xasan Rooble WipeOut38_22_2022_073834.286000.jpg?resiCali Yuusuf Cali Xoosh WipeOut41_22_2022_074116.834000.jpg?resiCabdullaahi Bidhaan Warsame FB_IMG_16428684203116312.jpg?resize=570%Axmed Taajir 20220128_225233.jpg?resize=659%2C392&sslMaxamed Cabdiraxmaan (Xayle) 20220128_225306.jpg?resize=646%2C397&sslXirsi Jaamac Gaani 20220128_225102.jpg?resize=390%2C318&sslFardowsa Cismaan Cigaal FB_IMG_16433993637947308.jpg?resize=720%Cabdiqafaar Cilmi Xaange

Xildhibaannada lagu doortay Galmudug

1. Mahad Cabdalle Cawad
2. Yuusuf Geelle Ugaas
3. Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud (Yaasiin Farey)
4. Xuseen Qaasim Yuusuf (Xuseen Idow)
5. Cabdishakuur Cali Mire
6. Saadaq Cumar Maxamed (Saadaq Joon)
7. Maxamed Ibraahim Cali (Maxamed Cajiib)
8. Qaali Axmed Diiriye

FB_IMG_16433973681527298.jpg?resize=720%Mahad Cabdalle Cawad FB_IMG_16433974361507090.jpg?resize=720%Yuusuf Geelle Ugaas FB_IMG_16433975080941543.jpg?resize=720%Yaasiin Farey FB_IMG_16433976093482389.jpg?resize=720%Xuseen Idow FB_IMG_16433977194992650.jpg?resize=720%Cabdishakuur Cali Mire FB_IMG_16433978475444622.jpg?resize=720%Saadaq joon FB_IMG_16433979234035137.jpg?resize=720%Maxamed Cajiib FB_IMG_16433979855301409.jpg?resize=720%Qaali Axmed Diiriye

Hadba halka ay marayso doorashada Golaha Shacabka kala soco Puntlnd Post.

PUNTLAND POST

The post Doorashada Soomaaliya: Wax ka ogow xildhibaannada ilaa hadda la doortay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this