Sign in to follow this  
Deeq A.

Itoobiya Oo Qunsulkeedii Hargeysa U Joogey U Dallacsiisay Safiir Buuxa

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Itoobiya ayaa magacowday 27 Danjirayaal cusub ah kuwaasi oo ay ku jiraan Jeneraalo ciidan.

Diblomaasiyiinta cusub ee danjirayaal u dallacay waxa ka mid ah laba danjire oo Soomaali ah; kuwaasi oo uu kamid yahay Qunsulkii Itoobiya u joogey magaalada Hargeysa Siciid Maxamed Jibriil, isagoo haatan noqonaya safiir buuxa.

Danjiraha kale ee Soomaaliga ah ayaa jooga dalka Baxreyn

Halkan ka akhriso liiskaa Danjirayaasha la magacaabey;

Ambassadors extraordinary and plenipotentiary

1. Tefera Deribew

2. Dessie Dalke

3. Sileshi Bekele (PhD)

4. General Bacha Debelle

5. General Hassen Ibrahim

6. Shitiye Minale (Ms.)

7. Professor Fikadu Beyene

8. Rashad Mohamed

9. Ambassador Jemal Kedir

10. Feysal Aliye

11. Isayas Gota

12. Tsegab Kibebew

13. Tafa Tulu

14. Dr. Genet Teshome

15. Dhaba Dabale

16. Fekadu Beyene

Ambassadors:

1. Asaye Alemayehu

2. Hailay Birhane

3. Awel Wegris

4. Bizunesh Meseret (Ms.)

5. Anteneh Tariku

6. Aklilu Kebede

7. Seid Mohamed

8. Yosef Kassaye

9. Zelalem Birhan

10. Firtuna Dibako (Ms.)

11. Werkalemahu Desta

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this