Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo wada-hadal yeeshay

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Farmaajo ayaa sida wararku sheegayaan Khadka telefoonka kula hadlay Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamiim bin Xamad.

Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa ka wada hadlay sii xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo sidii la isaga kaashan lahaa danaha ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Qatar.

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Tamiim ayaa sidoo kale kawada hadlay xaaladihii ugu danbeeya ee Soomaaliya.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo wada-hadal yeeshay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this