Sign in to follow this  
Deeq A.

Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Ciidamo Baladweyne La Geeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Midowga Musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa goordhow bayaan kasoo saaray ciidamada dowladda ee saakay la geeyey magaalada Baladweyne ee caasimadda gobolka Hiiraan, waxaana bayaanka qeyb ka ahaa eedeyn loo jeediyey Maxamed Abdullaahi Farmaajo madaxweynaha Muddo-xileedkiisu dhammaaday.

received_466054638309237.webp received_3186645158236826.webp

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this