Deeq A. Posted January 26, 2022 Guddiga SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada afar kursi oo kala ah HOP#248, HOP#64, HOP#89 iyo HOP#96. Warqad ka soo baxday guddiga doorashada SET ee Galmudug ayaa lagu sheegay in kuraastaan doorashadooda la qabanayo khamiista soo socoto oo ay taariikhdu ku beegan tahay 27 January. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites