Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland: Yuusuf Maxamed Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Yuusuf Maxamed Ismaaciil ayaa ku guuleystay kursiga sumaddiisu tahay HOP#118, kaas oo deegaan doorashadiisu tahay Jubbaland

Kursigaan oo ah kii ugu dambeyey ee seddaxda kursi maanta lagu dooranayey magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah  Yuusuf Maxamed Ismaaciil iyo Cumar Maxamed Cumar.

Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo ku guuleystay kursiga sumaddiisu tahay HOP#118, kadib markii uu tanaasulay musharixii la tartamayay ee Cumar Maxamed Cumar.

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka dowlad gobaleedka Jubbaland SEIT ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada kursiga HOP#118, oo uu ku guuleystay Yuusuf Maxamed Ismaaciil.
Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this