Deeq A. Posted January 26, 2022 Wararka naga soo gaarayo magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in magaalada ay ka jirto shidaal yari. Dadka deegaanka ayaa maalmihii la soo dhaafay wajahay xaalad shidaal yari ah, kadib markii uu gababsi gale shidaalka magaalada. Shidaalka magaalada ayaa la sheegay in uu yaraaday kadib markii qaar kamid ah shidaalka ceelalka shidaalka ay u dhoofiyeen deegano kale oo ka tirsan dhulka Soomaalida. Inta badan gawaarida magaalada ayaa hakad la geliyay isku socodkooda kadib markii la waayay shidaal lagu shubo gawaarida. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites