Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliye hore uga tirsanaa Puntland oo saaka Boosaaso lagu dilay

Recommended Posts

Deeq A.   
Guduudane.jpg?resize=468%2C394&ssl=1

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in saaka halkaas lagu dilay taliye hore oo Ciidamada Puntland.

Taliyihii hore ee Kaantaroolka Boosaaso, Barkhad Guduudane Buryar ayaa hubeysan oo aan haybtooda weli la aqoonsan ay ku dishey bartamaha magaalada Boosaaso.

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in saaka halkaas lagu dilay taliye hore oo Ciidamada Puntland.

Taliyihii hore ee Kaantaroolka Boosaaso, Barkhad Guduudane Buryar ayaa hubeysan oo aan haybtooda weli la aqoonsan ay ku dishay bartamaha magaalada Boosaaso.

Saraakiisha Laamaha Amniga ayaa Puntland Post u sheegay in aysan jirin weli cid loo qabtay dilkaas balse ay wadaan hawlgal baaritaan ah.

PUNTLAND POST

The post Taliye hore uga tirsanaa Puntland oo saaka Boosaaso lagu dilay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this