Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland oo dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Booliiska S/land & Saraakiil kale

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweynaha Somaliland oo dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Booliiska S/land & Saraakiil kale
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa dalacsiiyay qaar ka mid ah taliyayaasha ciidamada Booliska iyo Milatariga.
 dabagale.png
1. Maxamed Aadan Saqadhi taliyaha Ciidanka Booliska ayaa loo dalacsiiyay Sarreeyo Gaas.
2. Ibraahim Cabdi Xaaji, taliyaha Hawlgelinta Booliska waxa loo dalacsiiyay Sarreeyo Guuto.
3. Axmed Cabdi Tiir, hoggaanka Birmadka ayaa loo dalacsiiyay Sarreeyo Guuto.
4. Mahad Cabaashe Taliyaha qaybta 7 aad Ciidanka Qaranka Gobalka Sool ayaa loo dalacsiiyey Sarreeyo Guuto
5. Ismacail Faarax Cawaale taliyaha qeybta 31 aad ayaa loo dalacsiiyey darajada sareeye Guuto

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this